Thursday, March 22, 2018

HA DABA CARARIN KUWA LIITA

Waxaa maanta baraha bulshada buuxiyay hambalyada iyo bogaadinta #portugal oo ku guleysatay #Euro2016
Runtii waa arrin aad u xanuun badan oo tusineysa sida dhalinteena loo iibsaday looguna cayaaray maskaxdooda oo looga lumiyay garashada iyo hawiyada dadnimada si ey u dareemaan cida ey yihiin iyo cida ey taageerayaan ama ey farxad la wadaagayaan!!!!!!

Waa arrin aan aad uga tiiraanyoonayo runtii
Waxan suaal weydiin lahaa dhalinta, dadka aad taageereysaan ama aad u farxeysaan marka koobaad ma idinkaga mahad celinayan oo ma idiin ogyihiin dareenkiina????!!!

Marka labaad anaga ka somali ama muslimiin ahaan taa bedelkeed mexey innoogu abaal gudaan??!!

Hadii gobnimadii iyo garashadii lawaayay waa dhibaato.....
Aaway garaadkii iyo gobanimadii??
Aaway xorriyadii, caqligii iyo horyaalnimadii somalinimo iyo islaanimo?????!!!
Wexey ila tahay dadnimadii iyo garashadii baa la inaga bistooladeeyay waa anagaa dad xayawaanno ah daba cararna oo waqti iyo energy intaba ku bixinna
Wexey eheyd in ey annaga ina daba cararaan
Oo sideena u labistaan
Oo sideena u dhaqamaan
Oo ciyaareheena iyo hidaheena qiimeeyaan intaa oo dhan waxan ku gaari lahayn in aan dhaqamadeenna ku faanno kuwa inaga hooseeyana ka faanno si aan ugu muuqano dad sare oo mudan in lugu daydo............

© Said Ahmed Wehliye

Wednesday, March 21, 2018

Soomaliyey maxaa idinku dhacay

نحن مجتمع أحادي اثرته البيئة الريفية حياته وثقافته
لم نتعلم لنشارك الاخرين  تاريخنا حافل بحروب اهلية
لا يهمنا الا انفسنا فكل يناضل لنفسه واسرته

في داخل الاسرة الواحدة تشتعل الحروب
لم نتعلم قيمة الحياة ولن نحترمها فقتل الناس عندنا شجاعة وتسليمهم ذل واهانة
فهذا ادي الي عدم الاحترام بين الاسر وتحقير بعضهم بعضا
هاهو ذا سياستنا لن نتمكن من القيام للمصلحة العامة  فبنو الواح  لا يرضون برئاسة بني قنصح  فكيف يرجي بتعاون بني قنصح مع بني الواح؟؟ ... صراع لا يتناهي وهذا هو التفسير الواحد لسياساتنا القذرة.
صار الشعار الذي يتفاهت به رجال السيطرة ( ka carreey) لا ترضو بقيادة بني فلان فعقول السياسيون وصناع القرار مملوؤء بهذه الصراعات المتأصلة حتي العلماء وقعو في هذا الفخ
( shekh tolkii kama jano tago)
فالمشكلة تتمحور حول القبلية كثقافة ريفية جامدة وغير ناضجة
ومعلوم ان سكان المدن الصومالية حاليا معظمهم ريفيون انتقلو الي المدن مع ثقافاتهم فصارت المدن محل صراع بين القبائل بدل بناء الحضارات والتقدم والمشاركة في مصالح التعايش السلمي..
اكبر مثال هو الحروب الاهلية في الصومال بين القبائل والعشائر المتقاربة.
#######
xalku wuxuu inaga jiraa in aan bedelno hab dhaqanka bulsho iyo tarbiyeynteeda aqoonyahanada iyo culimadu ma garanayo iney is indha tirayaan iyo in ey ku dhacen dabinka #Thaqaafda_miyiga
oo eysan xaqa abaari karin sida culimada looga maahmaahay.
Tusale nool Dadka reer xamariga ama banaadiriga waa dadka ugu xalaarisan gayiga somalida waa dad nabada jecel waa dad garanaya qiimaha nolosha.
laba goodle miyi ka yimid oo eebadu ka soo horeyso kaas oo damiirkiisi iyo dabeecadiisiiba ey galaafatay nolosha cakiran ee miyiga ka jirta lagama sugayo xasilooni iyo nabad gelyo waayo ma jirto wax uu dhowranayo. si taa la mid ah  dhaqanka reer guuraaga ah waa qeyb saameyn xun ku yeelatay nolosha magaalada
Waxan daraaso ku wadaa casharada eynu ka baran karno dadka banaadiriga waxan u arkay iney tusale u noqon karaan laba goodlayaasha isla qabweyn ee magalada dhaqanki miyiga la soo galay ee halkii ey nolol magaalo oo isku xiran sameyn lahaayeen iyagii dhuunta is qabanaya
#waa in eynu wax ka bedelno habka dhaqan ee bulshada:
Waa in caruurta la baro dadku in ey simanyihiin
Waa inan cunsirayada la ogolaanin
Waa in dadka la baro iney dadkle wax la wadaagi karaan
waxa aad inooga maqan qiimaha nolosha, Noloshu agteena qiimo kama lahan.
Waa in maskaxiyan dadka la baro qiimaha nolosha iyo nafsada.
Waa in dadka laga dhaadhiciyo isku qiimeynta howlkarnimada shaqsiyada wanaagsan oo aan la eegin heyb iyo isir.
Caqabada ugu weyn waa guurka xeyndaabka reeraha dhexdooda waa in la isu guuriyo beelo kla fog iyadoo la eegayo karti iyo hufnaan si loo yariyo kali noolaashada iyo gaar u baxa beeleed
########
Dib uheshiisiin weliged luguma guuleysanayo lamana sugayo hadii aan jirdaha dhaqanka miyiga laga siibin magaalada wexey qaadaneysaa sanado badan welito ma arko ifafaalo rejo dhalin kara.