Friday, November 13, 2020

Xikmadda xiiso badan

Xikmadda xiiso badan.

Sheikh caalim ah iyo ardaygiisa ayaa meel  waddo ah isla socday , iyagoo maraya dhul beereed ayey arkeen kobo duug ah, oo ay u maleeyeen in uu leeyahay mid ka mid ah Shaqaalaha beeraha ay hareer marayeen kaas oo meesha dhigtay islamarkaana doonaya in markuu shaqada idleysto ka qaato.

Ardaygii ayaa ku yiri Sheekhiisa.

Ka waran haddii aan La kaftanno ninkaan Shaqaalaha ah, oo aan ka qarino Kobohiisa, si markuu gashan rabo, uu'  u waayo , anaguna aan fiirino bal waxa uu sameynayo!.

Caalimkii weynaa ayaa ku jawaabay:

Waxaa nagu waajib ah in aanan sabab u noqon murugta dadka kale , balse Wiilkeygiyow adiga waxaa tahay mid qani ah ,( Hodan ah) waana suuragal inaad sabab u noqoto farxaddiisa ninkaan saboolka ah, sidaas daraadeed xoogaa Lacag ah u dhex geli kobihiisa, markaas aan aragno sida  uu sameeyo!!

Ardaygii ayaa la yaaby Hindisaha Sheekha wuxuuna Lacag ugu qariyay Ninkii Kobihiisa, kadib isaga iyo Sheekhii waxay ku dhuunteen dhirta  ( Geedaha) si ay u Arkaan falcelinta Howlwadeenka Saboolka ah.

Daqiiqado kadib waxaa yimid Ninkii Faqiirka ahaa, wuxuuna jaf Jaftay kobihiisa markuu Shaqada soo dhameystay , si Lama filaan ayuuna uga dhex Helay lacag, weliba labada kob ayuu midba si gaar ah uga helay.

Si aad ah ayuu 'u 'eegay una xaqiijiyay in wuxu lacag yihiin mise Riyadiisa tahay.

Kadib ayuuna Iska fiiriyay Hareeraha iyo dhammaan Afarta jiho, qofna muusan arkin!!

Lacagtii ayuu jeebka gashtay , Labadiisa gacmood ayuu Kor u taagay wuxuuna eegay Samada isagoo Oynaya kadib ayuu cod sare ku yiri " ilahayow Mahadsanid , waayo waxaad ogeyd in Xaaskeygu Xanuunsantahay , Caruurteyduna baahan yihiin, oo aysan heleynin Rooti , waad I badbaadisay".

Wiilkii ayey saameysay Ducadiisa indhihiisana Illin ayaa buux dhaafisay

Markaas ayaa Sheekhii ku yiri: " Hadda soo kama farxad badna , haddii aan sameyn lahyn soo jeedintaadi ee aan qarin lahayn Kobihiisa".

Ardaygii ayaa ku jawaabay" waxaan ka bartay Cashir aanan waligey illoobi doonin".
-----------------------------------------------------------
By: - Mohamed Ahmed Jimale.
Qoraa Ismail Esse Hassan ✍✍✍

Tuesday, November 3, 2020

خمسون قاعدة عن " فن قبول الاختلاف والتعايش الإيجابي بين البشر ". لا بد من معرفة ما يلي عندما نتناقش

اول عشر قواعد لازم نكتبها ونلصقها على جباهنا بالشارع علشان ال 🐪 تفهم 
خمسون قاعدة عن " فن قبول الاختلاف والتعايش الإيجابي بين البشر ". لا بد من معرفة ما يلي عندما نتناقش :

1- أنا لستُ أنتَ
2- ليس شرطاً أن تقتنع بما أقتنع به
3- ليس من الضرورة أن ترى ما أرى
4- الاختلاف شيء طبيعي في الحياة
‏5- يستحيل أن ترى بزاوية 360°
6- معرفة الناس للتعايش معهم لا لتغييرهم
7- اختلاف أنماط الناس إيجابي وتكاملي
8- ما تصلح له أنت قد لا أصلح له أنا
9- الموقف والحدث يُغيّران نمط الناس
10- فهمي لك لا يعني الاقتناع بما تقول

11- ما يُزعجك ممكن ألا يزعجني
‏12- الحوار للإقناع وليس للإلزام
13- ساعدني على توضيح رأيي
14- لا تقف عند ألفاظي وافهم مقصدي
15- لا تحكم علي من لفظ أو سلوك عابر
16- لا تتصيد عثراتي
17- لا تمارس علي دور الأستاذ
18- ساعدني أن أفهم وجهة نظرك
19-اقبلني كما أنا حتى أقبلك كما أنت
20-لايتفاعل الإنسان إلا مع المختلف عنه
‏21- اختلاف الألوان يُعطي جمالاً للّوحة
22- عاملني بما تحب أن أعاملك به
23- فاعلية يديك تكمن في ختلافهما وتقابلهما
24- الحياة تقوم على الثنائية والزوجية
25- أنت جزء من كُلّ في منظومة الحياة
26- لعبة كرة القدم تكون بين فريقين مختلفين
27- الاختلاف استقلال ضمن المنظومة
‏28- ابنك ليس أنت وزمانه ليس زمانك
29- زوجتك أو زوجك وجه مقابل وليس مطابقا لك، تماما مثل اليدين
30- لو أن الناس بفكر واحد لقُتِل الإبداع
31- إن كثرة الضوابط تشل حركة الإنسان
32- الناس بحاجة إلى التقدير والتحفيز والشكر
33- لا تبخس عمل الآخرين
34- ابحث عن صوابي فالخطأ مني طبيعي
‏35- انظر إلى الجانب الإيجابي في شخصيتي
36- ليكن شعارك وقناعتك في الحياة : يغلب على الناس الخير والحب والطيبة
37- ابتسم وانظر إلى الناس باحترام وتقدير
38- أنا عاجز من دونك
39- لولا أنك مختلف لما كنت أنا مختلفا
40- لا يخلو إنسان من حاجة وضعف
41- لولا حاجتي وضعفي لما نجحت أنت
‏42-أنا لا أرى وجهي لكنك أنت تراه
43-إن حميت ظهري فسأحمي ظهرك
44-أنا وأنت ننجز العمل بسرعة وبأقل جهد
45-الحياة تتسع لي أنا وأنت ولغيرنا
46-ما يوجد يكفي الجميع
47-لا تستطيع أن تأكل أكثر من ملء معدتك
48كما لك حق فلغيرك حق
49-يمكنك أن تغير نفسك ولايمكنك أن تغيرني
50-تقبل اختلاف الآخر.....

#منقول

Hiba Shookari