Tuesday, December 19, 2017

DIINTU WAA ISU MIIZAAMAHA DAMIIRKA IYO CAQLIGA

Daacadnimadu waa miraha damiirka qofka.
Damiirkuna waa dhibanaha garashada iyo rabitanka nafsada,
Garashada iyi rabitanka nafsada waa dhaqaajiyaha ugu weyn ee aadanah dhanka gaarida himiladiisa iyo riyooyinkiisa. si taa loo gaaro waa in damiirka lala dagaalamo ogow guushaada waxa ku jira jabka qof kula mid ah. waa sababta dunida dhami u tahay tartan midna wuu guuleystaa oo farxaa halka la tartamihiisu guuldareysto oo uu ooyo
marka aad guuleysato ma aqrisataa damiirka dadka kale ee aad nolosha si uun ula tartanto, waa diga cashar adag u dhigaya, ku boorinaya inuu dsgaalamo
dulucda hadalka  waaqaca dunida saxda ah daacadnimadu waa doqonimo waayo caqliga iyo riyooyinkaaga bey dhan ka wada yihiin...
ogow tani waa sababaha uu Alle diimaha usoo dejiyo in la isu miizaamo caqliga iyo damiirka oo la isu dheeli taro
diintu caqliga wey dhiiri gelisaa hadana damiirka ayey marwalbo xigsataa oo ey adkeysaa dareenkiisa

No comments:

Post a Comment